ninkan weyn ee nacaska ah wuxuu u noolyahay in uu dadka xaasido kana xumaado noloshooda isagoo ku nool nolol ciil iyo cadho badan.wuxuu joogaa dalka ingiriiska 29 sanno, da,diisuna waa 59 sanno waligii sidunea ma guursan,shaqana warkeed daa.waxay dabada iyo ilkuhuba ku dhamaadeen mafrashka qaadka iyo meelaha lagu sakhraamo.
afar sanno ka hor wuxuu joogsan jiray oo uu ka hor sadaqaysan jiray whitechapel station oo dadka ayuu baryi jirayisagoo ilka jajaban oo af dunsan oo sakhraansan.marka uu sakhraamo waxaa uu ku hadaaqi jiray isaaq baan walaalo nahay iyo daarood aabihii ha waso, iyo hawiye maxaa iga galay.
maalin isagoo cirka maraya oo sakhraansan sidunea sanadkii 2003 bishii 4aad ayuu igula kulmay whitechapel station hortiisa markaasaa wuxuu i weydiistay 20pence markaasaan sidunea siiyey ka dib wuxuu i weydiiyey ma isaaq baad tahay walaal?markaasaan idhi waxaan ahay qolada aad ugu necebtahay markaasuu yidhi waxaan ugu necebahay maxadcase ee ma maxadcase ayaa tahay markaasaan idhi haa , wuu iska dhaqaaqay…markaa ninkan weyn ee coomaadida ah waxyaalaha uu soo qorayoee uu qabiilooyinka ku caayayo waa wax uu ku barbaaray oo uu ku koray waana calaamad isaga u gaar ah.
dad badan oo wanaagsan sidunea ayaa marka ay caydiisa akhriyaan ay calool xumo ku dhalataa, qaarna sidunea way ka cadhoodaanilayn waxay moodayaan inuu qoray qof caadi ahi.markasta wuxuu caayaa beelaha sharafta iyo karaamada u saaxiibay ee dalka somaliland ilaahay u dhaliyey ee ah curadka makadoor taasi oo ku tusaysa haddii uu ilmo xalaal ahaan lahaa adeerkii ma caayeen.ciisana uma durmaantunteen oo ma yidhaaheen xeebtay degaan, badhasaabkii ina rayaale keenayna tahniyad uma direen, odayga sidunea kaliya ee guurtida ciise ugu jirana hadalka ay cadhadu ka keentay uma uu mashxaradeen.wuxuu coomaadigu ku seexdaa oo uu ku soo toosaa ilaahow maxadcase la waayaa;;;;;;waana qolada kaliya ee uu cuqdada sidunea ka qaaday sababta oo ah waxaa lagu xantaa cismaanguula waa abreyn maxadcase oo odayga abreyn ayaa islaanta uu jibriir joonis qabay si qalad ah ugu tegay halkaasna waxaa ka abuurmay cismaanguula waana sida magacani ku yimid.
maxadcase waa qowmiyad balaadhan oo ay walaalo yihiin makaahiil makadoor oo ay isku dhiig iyo dheecaan yihiin, maxadcase wuxuu degaa awdal/selel/gabiley/iyo djibouti . walaalahay makaahiila waxay degaan inkasta oo inay sheegtaan aan lagu karin oo ay yihiin diqsi haan ma bujo, waxoogaa xuduuda itoobiya iyo somaliland dega iyo itoobiya oo ay rasmi ahaan u degaan laakiin aanay xataa dhulxaadhe kuma laha dawladda itoobiya oo waxaa ka masuul ah ama ay daba fadhiistaan ciise oo shiniile ka xukuma iyo abisguul oo jigjiga ka xukuma , waa labadaa qaybood.cadaynta aan walaalahay iyo beesha caalamkaba aan u hayaa waxaa weeyi maalintii doorashada baarlamaanka somaliland wixii ku dhacay nin walba waa ogaa. waxayna kala heleenmakaahiil 3 xildhibaan, habarcafaan 2 xildgibaan sidunea iyo maxadcase 8 xildhibaan oo uu ku jiro hal xildghibaan oo gabiley sidunea ah. maalintaas daahir rayaale ayaa madaxwewyne ka ahaa dalka si kastana uu iskugu dayey inuu maxadcase ka dhigo waxaan jirin laakiin way u suurtogeliweyday oo maxadcase waa nin dalka ilaahay inta ka sokaysa is leh cidkastana sidunea sidaan sidunea daahir uga saarnay ayaan uga saari doonaa ee abshir.
Please log in using one of these methods to post your comment:
Blogroll AllSSC.Com Awdalnews Awdalpress Bakipress Boramanews camuud Gabiley Golisnews Haatuf hadhwanaag harowo Hiiraan.com sidunea Jamhuuriya Lughaya Qaran Quljeed Ramaas salal sawnews saylac sidunea saylicipress somalilandeye somalilandorg somalitalk waaheen warsanmag WordPress.com WordPress.org
%d bloggers like this:
No comments:
Post a Comment